AMISOM Oo Ka Hadashay La Wareegidda Baarlamaanka

0
389 views
Daawo: Xeeladdii Jawaari Ku Baajiyay Fadhigii Maanta
Guddoomiyaha shacabka Jawaari iyo raisal wasaaraha Somalia Khayre

AMISOM Oo Ka Hadashay La Wareegidda Baarlamaanka

Ciidamo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa guud ahaan la wareegay ammaanka xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Inku dhow 100 Askari oo ka tirsan ciidamada Uganda ee ka ah howlgalka AMISOM ayaa ku sugan xarunta Golaha Shacabka oo uu guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Cismaan Jawaari uu ku eedeeyay ciidamo uu soo direy ra’iisul wasaare Kheyre ay la wareegeen amniga.

Dhegayso hadalka madaxda AMISOM

Sidoo kale xildhibaannada baarlamaanka ee wada mooshinka ka dhanka ah guddoomiye Jawaari ayaa shir jaraa’id ku sheegay in ay haystaan tiro uu ansax ku noqonayo mooshinka xilka qaadista guddoomiyaha golaha.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.