Xukumadda Oo Hay’ad Samafal Dalka Ka Mamnuucday

0
604 views
Xukumadda Oo Hay'ad Samafal Dalka Ka Mamnuucday

Xukumadda Oo Hay’ad Samafal Dalka Ka Mamnuucday

Warqad ka soo baxday wasaaradda Qorshaynta Somaliland ayaa lagu sheegay in ururka Fursad Fund lagaga mamnuucay Somaliland. ururkan ayaa sanadkii hore buuq ka dhashay kadib markii ay soo baxday in uu fidinayo aragtida Soomaaliya maaddaama ahmiyaddiisu tahay Soomaaliya waxaana lagu eedeeyay in uu mashaariic is dhexgal ah wado. xukumadda ayaa eedo kuwaas la mid ah u cuskatay

Xukumadda Oo Hay'ad Samafal Dalka Ka Mamnuucday

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.