Wararkii U Dambeeyay Xiisadda Somaliland iyo Puntland & Somaliland Oo Sheegtay In Dulqaadkii Ka Dhammaaday

0
190 views

Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa subaxnimadii saaka durduro ku dhaafay kaantaroolka Puntland ee Tukaraq iyaga oo dhinaca bari u dhaafay halkaasi kadib dhaqdhaqaaq Soomaaliya halkaasi ka waday muddooyinkii u dambeeyay. ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay khasaaraha isku dhacyo teelteel ah oo aaggaas ka dhacay laakiin, Puntland iyo dawladda Somaliland ayaa isku eedeeyay gardarrada.

Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in ay u muuqato in Somaliland Samirkii ka soo dhammaanayo kadib daandaansiyo is daba joog ah oo ka socday gobollada Bariga Somaliland oo ay wadaan dawladda Farmaajo oo kaashanaysa maamulka Puntland.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.