Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Oo Gabiley Ku Shaaciyay 5 Qodob Oo Nin Xakiim Ahi Sheegay In Xisbiga Kulmiye Kulmiyay

0
90 views

Gabiley(Sayruuq) Musharraxa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Gabiley. Musharrax Cirro oo meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha reer Gabiley ayaa sheegay in uu ku dhaadanayo in aanay cidna kaga cod badan doonin gobolka Gabiley. Waxa kale oo uu soo bandhigay shan arrimood oo uu ku dhalliilay xisbiga Kulmiye

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.